Psalms 134
Bless the Lord in the night
Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow. 2Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana. 3Rabbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba.
Copied!
Aa